Xukuumadda Somaliland Oo Shaaciyay Xiliga Dib Loo Bilaabayo Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Burco

0
127

Xukuumadda Somaliland Oo Shaaciyay Xiliga Dib Loo Bilaabayo Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Burco, Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan Oo Ku Sugan Magaalada Burco Ayaa Sheegay.
in 10 Casho ka hor isaga iyo Madaxwaynuhu kawada Hadleen in Garoonka diyaaradaha Burco la Bilaabo dhismihiisa Sanadkan lagu jiro ee 2020.

Sanduuqii SDF ee Saamiga Gobolka Togdheer ka helay Bulshada reer Togdheer mudooyinkii ugu danbeeyay hadal hayaay ayuu sheegay wasiirku
Lacagta Sanduuqaasi inay 5 Million oo dallar Xukuumadduna Wadada Burco ilaa berbera ku dhisayso 8 million oo Dollar
Waxaanu xusay in lacagataasi Sanduuqa SDF lagu samayn doono wadadaasi.

Mahad Cali Goodir