Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay shirkadda Shidaalka ee Hass Hubeyn jabhado

0
125

Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay shirkadda Shidaalka ee Hass in ay maalgelinayso jabhad Somaliland ka soo horjeeda oo laga sameeyay magaalada Buuhoodle.

Wasiirka Hawlaha Guud Cabdirashiid Du’caale Qanbi, ayaa sidaasi warbaahinta u sheegay.