Xukuumada Somaliland ayaa Been Abuur Iyo Riyo Ku Tilmaamtey Inuu Farmaajo Imanaayo hargeysa

0
180

Xukuumada Somaliland ayaa Been Abuur Iyo Riyo Ku Tilmaamtey Inuu Farmaajo Imanaayo Magalada hargeysa Wasiir ku Xigeenka Arrimaha dibada Somaliland Liiban Yuusuf Cismaan ayaa yidhi ” Inuu Farmaajo Imanaayo Hargeysa Runtii Waa Riyo Iyo Hawlgal aan Suurta gal aan aheyn, Xukuumada Somaliland Waxey U Taagan Tahey Iney Difaacdo Madaxbanaanideeda Iyo Jiritaanka Xuduudaheeda Wax Kasta oo ay Ku kaceyso, Waxaan U mahad Celinayaa Shacabka Reer Somaliland ee Wadaniyada Iyo Qiimaha Badan” Ayuu Hadalkiisa Ku soo Koobey Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Dibada Somaliland Liiban Yuusuf Cismaan.

isagoo soo dhigey twitter qoraalkan oo english ah

Farmaajo’s Visit to The Rep of #Somaliland is absolutely a day Dream & Mission impossible!!. The Gov of SL stands for the protection of its Sovernity & territorial integrity at all cost.Thanks to My fellow S.landers who always Remain vigilant 👀 And patriotic❤. https://t.co/54pv4zRhLO