Xukumada oo u jawaabey xisbiga wadani

0
97

Wasiir axmed muumin Seed oo ugu usoo jeediyay masuuliyiinta xisbiga Waddani inay badka keenaan waxay kaga qeyb galayaan xaaladda Coved-19 si shacabka loo bad baadiyo .

“Hadii ay burco Ambalaas la’aani ka jirto xaq waxaa loogu leeyahay xisbiga Waddani in uu iibiyo Ambalaaska isaga laftigiisu ,waayo maanta maalintii lays kala qaadayay maaha ,maalintii cid la eedeynayayna maaha , maalintii gudi wax laga sheegayayna maaha , xisbiga Waddani waxaa looga fadhiyaa inay keenan waxay kaga qeyb galayaan xaaladdan Coved-19 , sida shirkadahaba looga qaadayo , shacabku waa kuway beri codka ka doonayeene “

“Runtii waxaan leeyahay maanta waa nasiib darro , Somaliland xaaladda aynu maanta ku jirmaa maaha maalintii Ucid ,Kulmiye Iyo Waddani la odhan lahaa maaha , waa xaalad runtii u baahan in shacabka Somaliland dhinac qudha u wada jeestaan , ay gacanta is qabsadaan .

Axmed Muumin Seed
Wasiirka horumarinta Beeraha Somaliland ,
oo u waramay Hctv.