Xoghayihii xidhiidh carabta iyo wadamad islaamka ah ee xisbiga wadani oo is casiley

0
193

Xoghayihii xisbiga wadani ee xidhiidhka carabta iyo wadamada islaamka amb. ahmed Safina oo ka mid ahaa xubin fir fircoon oo ka tirsan xisbiga wadani ayaa iska casiley xilkii uu u hayay xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa war uu ku cadeynayo inuu iska casiley xilkii uu ka hayay xisbiga wadani soo dhigey bartiisa facebookga waxayna u qorney sida tan

ISCASILAad Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI waxa uu maanta si milgo iyo maamuus leh iiga aqbalay is casilaaddii aan shalay u gudbiyey, maantana Guddoomiyaha xafiiskiisa ayaan xilkii ku wareejiyey. Amb Ahmed Safiina