Xoghayaha Guud iyo Afhayeenka Xisbiga Wadani oo loo Gudbiyey jeelka Maandheera,

0
228

Gudoomiyaha xisbiga macaaridka ee xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro ayaa xaqiijiyey in labadii madax ee xalay la xidhay ee kala ahaa

Xoghayaha guud iyo afhayeenka xisbiga wadani loo gudbiyey jeelka madheera sida uu noo xaqiijey gudoomiyaha ciro

waxaana ka mid ahaa hadalkiisii sidan

Xoghayaha Guud iyo Afhayeenka Xisbiga waxaa loo dhaadhiciyey Maandheera, falkaasi waa fal argagixiso ah oo aan sinnaba loo aqbali karayn.

Mar labaad baan ku baaqayaa in xorriyadoodii si degdeg ah dib loogu soo celiyo. Muuse iyo gacan-yarayaashiisu nabadda ha ilaaliyaan.

gudoomiye ciro