Home WARARKA MAANTA Xisbiga Waddani oo ka hadley imaatinka Hargeysa ee Farmaajo

Xisbiga Waddani oo ka hadley imaatinka Hargeysa ee Farmaajo

0
142

Xisbiga Waddani ayaa sheegay in imaatinka Hargeysa ee Farmaajo uu ka qabo mawqif ahaan waxaa uu dastuurka Somaliland ka qabo .

“2dii sanno ee u dambeeyey mujtamaca somaliland waxay daawanayeen muuqaalo badan oo Madaxweyne biixi ku maagayey Madaxweyen Farmaajo, 2dii habeen ee u dambeeyeyna Madaxweyne Biixi ayey Bulshadu Baafineysa ,Madaxweyne soo bax oo dalkaaga iyo dadkaaga cafis weydiiso”.

“Xisbiga WADDANI Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland wuxu ka aaminsan yahay iney tahay Masiir Umaddeed mana ah wax qofaf qolol la gali karaan”.

Af-hayeenka Xisbiga Waddani
Garyaqaan Barkhad Batuun.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com