Xisbiga wadajir oo ku dhawaaqey iney is casilaan gudiga doorashooyinku

0
37

Warsaxafadeed uu soo saarey Xisbiga Wadajir wuxuu si rasmi ah ugu baaqayaa Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka in ay is casilaan, maadaama ay ku fashilmeen masuuliyadii loo igmaday, lumiyeena kalsoondii shacabka, qaybna ka noqdeen mashuuraca Madaxtooyada ee muddo kororsiga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here