Xisbiga ucid oo xilkii ka qaadey laba xubnood oo Taageerey furida xisbiyada somaliland

0
157

Xisbiga macaaradja ee ucid ayaa xilka ka qaadey lama ka mida xisbigaas oo taageerey furida xisbiyada markii madaxweynuhu ku dhawaaqey hadalkooda ayaa xisbiga ka saarey Guddida Fulinta Ee Xisbiga UCID Oo maanta Cod Gacan-taag ah Xilkii kaga qaaday Xoghayihii Arrimaha Gudaha Mr Ramaax, Sidoo Kalena Shaqadii Ka Joojiyay Xog-hayihii Golaha Dhexe Mr Jiir.