Xisbiga mucaaradka wadani oo ka hadley furida xisbiyada

0
154

Madaxweyne Muuse Laba Sanuu Doorosho Qaban Waaye Ma Ururuu Qaban Karaaa.

Muuse Wuxuu La Mid Yahay Habartii Xaabada Qaadey Ee La Kici Kari Weydey Ee Tiri Ii Kordhiya.

Xildhbaan Xuseen Axmed Caydiid Oo Dhaliilay Hadaladii Madaxweynaha Somalipand Muuse Biixi Cabdi Ee Ahaa Waxa La Furayaa Ururo Siyaasadeedyo Cusub.