Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey masuul ka Tirsanaa Xisbiga WADDANI

0
184

 Xisbiga taladda dalka haya ee KULMIYE ayaa maanta soo dhaweyn balaadhan u sameeyay, masuul  ka tirsana xisbiga mucaaridka ah ee  WADDANI.

Waxaa munaasibadii lagu soo dhaweynayay ka qayb galay guddoomiye ku xigeenka xisbiga KULMIYE, masuuliyiin iyo marti sharaf kale.

Faahfaahinta Warkan Halkan kaga Boggo

halkan ka Daawo muuqalka