Xildhibaano Somaliland oo Tagaya Caleemo saarka Ahmed Madoobe.

0
173

Xukumada somaliland oo xildhibaano ka mid ah Tagayaan caleemo saarka ahmed madoobe, xildhibaan oo ka tirsan xildhibaanada somaliland oo warbaahinta la hadley ayaa sheegey iney wafti ka kooban 6 xubnood u dirayaan kismaayo si ay uga qayb galaan caleemo saarka madaxweynaha jubaland ahmed madoobe.

somaliland ayaa xubnahan ka socdaa ka kooban yihiin laba xildhibaan oo golaha guurtida ah iyo 1 xildhibaan oo golaha barlamaanka, iyo siyaasiyiin kale iyagoo ay ka codsadeen ahmed madoobe inuu ku casuumo caleemo saarka isaguna ka aqbaley, 6 xuubnood ee tagaya caleemosaarka ahmed madoobe 9 october

sida uu sheegey xildhibaan Naasir Ali Shire oo ka tirsan Golaha Wakiilada somaliland isagoo sheegey xildhibaanku inaaney xukumadu la socon, muwaadin kastaana uu tagi karo meel kasta oo uu dhigaayo dartuurka somaliland.

wax war ah, kama soo bixin xukuumada somaliland iney waftigaaas ka socda xukuumada somaliland.

wali wax war ah kama soo bixin xukuumada somaliland iney ka joojin doonto iyo inkale

wixi kasoo cusbaanada waanu idinla socodsiin