Home WARARKA MAANTA Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland oo ka doodayay xeerka garyaqaanka guud

Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland oo ka doodayay xeerka garyaqaanka guud

0
143

Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland oo ka doodayay xeerka garyaqaanka guud ayaa badankood ku tilmaamay xeer qof kaligii toshay oo aan qaran matalayn iyo in uu sharciyada dalka baalmarsan yahay oo awoodaha xafiisyo dhawra ay lahaayeen lagusoo xardhay .

Waxaanay soojeediyeen in xeerkaasi la laalo ama wax kabadal gun iyo baara lagu sameeyo .

Gudomiyaha golaha guurtida Soomaaliland Saleebaan Maxamuud Adan oo fadhigaasi saaka shir gudoominayay ayaa sheegay in hadii mudanayaashu sidaa uga biyo diideen loo saari doono guddi kasoo tala bixisa xeerkaasi.

Faysal fifa.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com