Xildhibaan Fiqi oo ka hadley socdaalkii farmaajo iyo dabaal Dega Itoobiyaanka dagaalkii 1977

0
140

Mashruucii geeska Afrika ee safarada badan uu mdx Farmaajo ku bixiyey labadii sano ee la soo dhaafay ninkii uu la waday waa kan maantay u hambalyaynayaa kuna faraxsan dhacdo dagaal oo afartan sano ka hor dhacday, taasoo lagu jabiyey sida uu u dhigay ciidamada Soomaaliya.

Goormaan arkaynaa Mdxw Farmaajo oo hambalyeynaya mid ka mid ah guulihii halgamaa Axmed Gurey ama dagaaladii 1964, 1977/1978 ama kuwii 2017/2018.

Midda kale sidee mdx Farmaajo umadda ugu fasirayaa In safaradiisii iyo isku dhejintiisii ninkaas In ay ku soo gabagabowday halkaas.!!