Xil.mahad salad oo dhaliiley xildhibaanada Beeshiisa Tusaalana usoo qaatey shirka Garoowe

0
138

Xildhibaan mahad salad ayaa ku dhaliiley xildhibaanada beeshiisa ka qeyb gal la aanta shirarka beelahooda waxaanu yidhi Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayna ka mid yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano ka soo jeeda Puntland ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe, si ay uga qeyb galaan Shirka Wadatashiga Puntland ee furmaya 15-ka bishan.

Halkaas marka ay marayaso, waxaan waydiin lahaa Wasiirada Hawiye ee Nabad iyo Nolol caqiido in ay tahay aaminsan, suurtogal ma tahay in aad dadkiina soo dhex gashaan, shirarka qaraabadana ka soo qayb gashaan, aragtidiinana ka dhiibataan, kana waantoowdaan kala furfurka iyo baajinta shirarka beesha ee maalin walba la idiin adeegsanayo, una dhaqantaan sida dhiggiina reer Puntland?!

Fariintaan hala iga gaarsiiyo Wasiirada qaraabada ah. Koley kuma waano qaadan doonaane!

Hon. Mahad Salad