XIL.Mahad salad ISXAMBAARKII ABIY AXMED, IGU SAWIRTA FARMAAJO IYO ILA MEEREYSADA MUUSE BIIXI

0
195

Madaxweyne Farmaajo heshiis uguma socon reer Somaliland, hadii uu xaldoon yahayna mar hore ayuu cayda iyo cunaqabateynta ka deyn lahaa dadka reer Somaliland, maantana dad iyo deegaan uu abaal ku ergaday ayuu u tagi lahaa, IGU SAWIRTA UU RAADINAYANA maalmo ayuu ku moodi lahaa!

Lkn nasiib wanaag, isxambaarkii Abiy Axmed ku qaadi lahaa Farmaajo wareeriso ayuu ku xiray Muuse Biixi oo ila meereyso ayuu ka hor keenay. Madaxweyne Farmaajo haloo sheego marka aad la ciyaarto waayo arag 80 jir ah adiga oo sir isleh ciyaartu sidan ayay ku dhamaataa 4 – 0 (afar iyo eber)!

Hon. Mahad Salad