Xaaf oo war Cusub ka soo yeeray heshiiskii Ahlu-suna waljamaca

0
257

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa lagu sheegay inuu buray Heshiiskii Maamulka Galmudug iyo Ahlu-suna Waljamaca kaas oo 6-12 2017 lagu saxiixay Magaalada Muqdisho.

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Doorashada Galmudug ay waqtigeeda ku dhici doonto,laguna qaban doono Magaalada Cadaado oo Xarun KMG u ah Galmudug.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka oo qodobo kale ay ku xusan yihiin