Wiil la dhashay Orodyanka Sir Mo Farah ayaa laga soo tarxiilay dalka Engiriiska.

0
144

Wiil la dhashay Orodyanka Sir Mo Farah ayaa laga soo tarxiilay dalka Engiriiska.

sida ay daabacday majalada Daily Mirror waxaa dalka Egland laga soo tarxiilay Ahmed Farah oo la dhashay ciyaaryahanka dhanka orodka ee Mo Farah kaas oo hore u gaystay weerar Mindi uu adeegsaday.

Ahmed oo 30 sano jir ah ayaa Daily Mirror u waramay isagoo ku sugan meshii ku dhashay ee Burco,waxana uu sheegay inuu ka xunyahay khaladka uu sameeyey.

saraakiisha ayaa sheegay in mudo ay ku raad joogen ka hor inta uusan 2 sano iyo bar ku qaadan xabsi ku yaalada Ingiriiska.

Weerada loo adeegsado mindiyaha ayaa ku soo badanayey dalkaasi waayadii danbe iyadoo ciidamada Booliskuna si adag ula dagaalamaan.