WHO oo qalab cafimaad ku wareejisey soomaaliland

0
47

Wasirka wasaaradda horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Cumar cali cabdilaahi ayaa maanta agab Caafimaad iyo isugu jira agab Xafiis oo loogu Tala galay latacaalista iyo Xakamaybta Xanuunka Safmarka ah ah ee Covid-19 kala wareegay Haayada Cafimaadka aduunka Ee (WHO).

Wasirka ayaa ugu horayn uga mahadceliyay madaxa haayada Caafimaadka adunka u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya agabkan Caafimaad ee uu So gaadhsiiyay.

Agabkan Caafimaad ayaa wax wayn ka Tari doona la Tacaalista iyo Xakamaynta Xanuunka Safmarka ah ee Covid-19 oo dib ugu soo laba kacleeyay Dalkeena iyo dunidaba.

Wasaradda Horumarinta Caafimaadka JSL.