Wasiirka ciyaaraha Somalia Khadiija oo diidey in laga baadho coronavirus

0
179

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somalia Khadiija Mohamed diiriye. Aya diidey in laga baadho xanuunka coronavirus oo dhamaan dadka soo dega laga baadhayay waa sharci in qof kas oo imaada wadanka la baadho masuulkiu doono ha ahaadee.

Sida sawirka aad ka arki karto waxay diidesaa in laga baaro cudurka Coronavirus iyada oo aan og nahay sida uu dinida ugu faafaaya cudurkan .

Hadaba ma og tahay in wasiirkii caafimaadka ee dalka iraan laga helay cudurkan kadib markii baaritaan lagu sameyay isaga oo ka soo dagaya garoonka sidan oo kale .

Maxay ku diiday wasiirkeena in labaaro iyada oo tagtay wadanka turkika oo raadka cudurkan Coronavirus laga heley