Wasiir ku xigeenkii wasaaradda shaqada & shaqaalaha oo ku dhintay weerarkii maanta

0
186

Weerarkii qaraxyada ahaa ee maanta lagu qaaday xarunta wasaarada Shaqada iyo shaqaalaha ee dowlada soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay wasiir ku xigeenka wasaaradaas.

Wasiir ku xigeenka wasaarada Shaqada iyo shaqaalaha Swaqar Ibrahim Cabdala, ayaa sidoo kale ahaa xildhibaan ka tirsan golaha shacabka soomaaliya.

Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla oo ahaa Wasiir ku xigeenkii shaqada iyo shaqaalaha dowladda Soomaaliya ayaa ka mid ahaa dadkii maanta ku dhintay weerarkii qaraxa iyo dagaalka ee u dhex maray kooxda shabaab iyo ciidanka dowla

Weerarka oo aan la ogeen Qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Waxaa iminka lagu soo waramayaa in la soo afjaray.

laso wararka faahfaahinsan oo kasoo baxa qaraxayada