Warbixntii ugu danbeysay Itoobiya COVID19 Tirada Qabta oo gaadhey 162 qof

0
104

Tirada guud ee la baadhey 24 saac ee ugu danbeyey waxay gaadheysaa 1382 qof waxaana laga helay xanuunka covid19 7 qof oo ka mida dadkaa la baadhey 24 saac ee ugu danbeyey,

Taasi oo ka dhageysa itoobiya Tirada guud ee cudurkankan qabta 162 qof. Tijaabaday waxaa sameeyey wasaarada caafimaadka, iyo laabka maxadka baaadhista, itoobiya bio technology, iyo laabka caalamiga ah ee itoobiya iyo laabab fara badan oo ku yaala itoobiya. warabixintii uu koobay waaatan sawirka ka muuqata.

warabixinta xaaladii ugu danbeysay itaabiya COVID19, waxaa laga helay 17 qofood oo dheeraad ah ayaa laga helay cudurka # COVID19 ee gudaha Itoobiya 24-kii saac ee ugu dambeeyay 1382-kii tijaabooyin shaybaar, oo si aad ah sare ugu kacay maalin uun.

Tani waxay tirada kiisaska la xaqiijiyay ee Itoobiya ku keentay 162.

Laba bukaan oo dheeri ah ayaa sidoo kale soo kabsaday, taasoo ka dhigaysa tirada soo kabashada 93.

waxaana dhintay 4 afar qof tirada guud itoobiya oo dhan.