Warbixnta maanta COVID19 somaliland

0
83

Wasaarad cafimadka somaliland aya shaacisey tirada ddka uu soo ritey xanuunka COVID19.

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 20

Laba qof (2) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander, 1 qof waa rag, 1 qofna saa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa: 30jir ilaa 40jir

Bukaanadan dhamaan waxay degen yihiin Hargeysa

Waxaa geeriyooday hal qof oo rag ah oo deganaa magaalada Boorama da’diisuna ahayd 65jir taasi oo ka dhigaysa dadka xanuunkan u dhintay Somaliland kow iyo toban (11).
http://www.somalilandcovid19.com.