Warbixintii ugu danbeysay xanuunka COVID19 Soomaaliya

0
130

wasaarada caafimaadka somaaliya ayaa shaacisey maanta oo 29 bishu tahay inta uu soo ritey xanuunka saf mareenka ah ee COVID19 iyadoo maanta cadeysay inaaney wax dhimasho ah dhicin. warbixinta ay soo saarTey maanta ayaa waxay u qorneyd sida tan.

29 April 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya

> Laga Helay: 54
> Benadir: 54

> Lab: 40
> Dhedig: 14
> Bogsasho: 1
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 582
> Bogsashada Guud: 20
> Dhimashada Guud: 28