warbixintii ugu danbeysay jabuuti COVID19

0
82

warbixinti ugu danbeysay jabuuti shaley iyo maanta waxay noqotey sida ay shaacisey wasaarada caafimaadka jabouuti

Jabuuti: Isugeyn 217 qof ayaa laga helay baarista # COVID19 ee Jabuuti intii u dhaxeysay maanta iyo shalay.

Jabuuti waxey sameysy tijaabo shaybaadh oo gaadheysa 1,401 tijaabooyin shaybaar intii u dhaxeysay maanta iyo shalay kuwaas oo 217 ka mid ah laga helay cudurkaan. Tani waxay ka dhigeysaa tirada guud ee la xaqiijiyay ee dalka Jabuuti 1,618.

1,033 ka mid ah ayaa ka soo kabsaday.

waxaana dhintey tirada guud 5 qof