warbixintii ugu danbeysay jabuuti COVID19 iyo Tirada uu soo ritey oo kun kor u dhaaftey

0
128

warbixintii ugu danbeysey ee dadka uu soo ridey jabuuti oo kor dhaafey kun qof

tirada guud ahaan ee uu ku dhacey xanuunka COVID19 jabouti waxaa weeye 1035 qof inta laga helay xanuunka. waxaana ka bogsadey 477 qof oo uu xanuunku ku dhacey kana bogsadey

tirada dhimashada guud ahaan inta ay dawladu ku dhawaaaqdey waa 2 qof guud ahaan jabouti oo dhan.

waxaa 24 saac ugu danbeyey la baadhey 509 qof oo looga shakiyey xanuunka maanta waxaan laga helay xanuunkii iney qabaan 12 qof

waxaa la tijaabo caafimaad la mareyey 12250 jabuuti oo dhan waxaan laga helay xanuunka 1035 qof waxaana ka bogsadey 477 qof halka ay u dhinteen 2 qof