warbixintii ugu danbeysay Itoobiya COVID19 kiisas cusub oo laga helay Jigjiga

0
192

Kiisaska cusub ee itoobiya COVID19 wuxuu gaarayaa 130 iyadoo 4 qof oo dheeri ah laga baaray laga helay marka loo eego 766 baaritaan oo la sameeyay 24-kii saac ee la soo dhaafay.

Saddex ka mid ah waa haween leh taariikh safar oo ka socota Puntland & jaamacada Jigjiga ayay ku karantiimeysan yihiin ee xarunta dawlad deegaanka somaalida & ka afaraadna waa nin ka soo jeeda Galbeedka Hararghe zone Koricha Wereda, oo ka tirsan gobolka #Oromia oo xiriiriyadiisa la baarayo.

Sideed (8) bukaan oo dheeri ah ayaa sidoo kale soo kabsaday, taasoo tirada guud ee soo kabashada noqotay 58. Itoobiya ayaa ilaa iyo hadda sameysay 16, 434 tijaabooyin shaybaar. waana xanuunka qaba 130 qof halka ay u dhinteen 3 qof.