Warbixintii ugu danbeysay ee caronavirus Soomaaliya oo gaadhey dhimashadii ugu badneyd

0
127

Wasaarada caafimaadka somaliya ayaa sheegtey in tirada koradhey oo maanta oo kaliya laga helay 46 of oo cusub sida ay shaacisey wasaarada caafimaadku waxaa sababey dhimashadii ugu badneyd somaliya oo uu diley 5 qof maalin kaliya.

26 April 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya

Waxaa cudurka COVID-19 laga helay 46 qof.

Lab: 33
Dhedig: 13
Bogsasho: 0
Dhimasho: 5

Tirada Guud: 436
Bogsashada Guud: 10
Dhimashada Guud: 23