Saddexda qof ee xanuunka laga helay, 2 waa rag, 1 qofna waa dumar, dhamaantood waa Somalilander Da’da bukaanadan waxa ay u dhexeeyaan 30jir ilaa 40jir.
Bukaanadan waxa ay ka kala yimaadeen goboladan, 2 qof oo gobolka Maroodi-jeex ah iyo 1 qof oo gobolka Saaxil ah.
Tirada dhimashadu waa intii hore .
http://www.somalilandcovid19.com