warbixintii ugu danbeysay COVID19 soomaaliya

0
78

warbixintii ugu danbeysay xanuunka saf marka ee covid19 ee soomaaliya warbixintii oo kooban maanta halkan hoose kaga bogo

09 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 48
> Benadir: 19
> Somaliland: 17
> Puntland: 8
> Galmudug: 2
> Hirshabelle: 2

> Lab: 34
> Dhedig: 14
> Bogsasho: 19
> Dhimasho: 1
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,416
> Bogsashada Guud: 489
> Dhimashada Guud: 85