Warbixintii ugu danbeysay Covid19 Soomaaliland

0
80

Wasaarada caafimaadka ayaa shaacisey dadkii maanta laga heley xa uu ka saf marka ah ovid9 warbixinta oo kooban waa

Warbixinta 24 saacadood ee ugu danbeeyay ee COVID-19 Somaliland.

Sideed iyo tobanka qof (18) ee laga helay xanuunka, 17 qof waa Somalilander, halka 1 qof u dhashay Bangladesh , 9 qof waa rag, 9 qofna waa dumar
Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa: 20jir ilaa 70jir

(20jir ilaa 30jir = 6 qof)
(30jir ilaa 40jir = 7 qof)
(40jir ilaa 50jir = 2 qof)
(50jir ilaa 60jir = 1 qof)
(60jir ilaa 70jir = 2 qof)

Bukaanadan waxa 15 degen yihiin magaalada Hargeysa, halka saddexda bukaan ee kale ay kala degan yihiin saddexdan magaalo: Burco, Oodweyne iyo Boorama

Waxaa geeriyooday hal qof oo dumar ah da’deeduna ahayd 60jir taasi oo ka dhigaysa dadka xanuunkan u dhintay Somaliland sagaal (9)

Waxaa la baadhay 40 qof .

Faysal Fifa .
http://www.somalilandcovid19.com