Warbixintii ugu danbeysay COVID19 Somaliland

0
84

24kii saacadood ee ugu danbeeyay ee Somaliland iyo warbixinta COVID-19.

Lixda qof ee laga helay xanuunka 5 qof waa Somalilanders, halka hal qof yahay Bukaan u dhashay Bangladesh.

4 qof waa rag, 2 qofna waa dumar.

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa 22jir ilaa 50jir.

Bukaanadan waxa ay kala degen yihiin; 4 qof oo Hargeisa ah iyo 2 qof oo Burco ah.

Waxaa ka bogsaday xanuunka 1 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee ka bogsatay 7 qof.

Majirto dhimasho cusub.