Warbixintii ugu danbeysay COVID19 somaliland iyo tiradii oo koradhey

0
165

Warbixintii ugu danbeysay ee xanuunka corona somaliland ayaa hada uu shaaciyey agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka xageeye in laga helay maanta dad cusub oo dhamaantood hargeisa jooga oo aan lahayn taariikh socdaan ama aan dibada ka iman oo ah dadka hargeisa jogey waxaney u qorneyd warbixintu sidan

11 qof ayaa soo kordhay saaka oo laga heley Coved-19 Somaliland .

Hal qof ayaana geeriyooday Alle haw naxariistee.

Tirada guud ee laga heley 34 qof .
Tirada dhimashada 4 qof .
Tirada bosadka 3 qof .
Tirada karantiinka ku jita 64 qof .