Warbixintii ugu danbeysay covid19 somaliland

0
82

Warbixintii ugu danbeysay xanuunka saf marka ah ee covid19 somaliland warbixintii maanta dadkii laga helay iyo dadkii ka bogsadey. Warbixinta oo kooban halkan hoose ka akhriso.

Salasa. 23.06.2020 Warbixinta malinlaha ah

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 91

Sideed iyo Toban qof (18) ayaa laga helay xanuunka, 14 qof waa somalilanders iyo 4 qof oo ajaanib ah. Bukaanadan 13 qof waa rag, 5 qofna waa dumar.
Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:
(20jir ilaa 29jir = 7qof)
(30jir ilaa 39jir = 5 qof)
(40jir ilaa 49jir = 2 qof)
(50jir ilaa 59jir = 1 qof)
(60jir ilaa 69jir = 1 qof)
(70jir ilaa 79jir = 1 qof)
(100jir ilaa 119jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeisa 14 qof iyo Berbera oo ah 4

Website

https://somalilandcovid19.co

Xogasho Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL