Warbixintii ugu danbeysay Covid19 somaliland

0
97

Warbixntii ugu danbeysay xanuunka saf marka ah ee covid19 somaliland warbixintii maanta.

Laba iyo soddon qof (32) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander, 21 qof waa rag, 11 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 9 qof)
(30jir ilaa 39jir = 11 qof)
(40jir ilaa 49jir = 4 qof)
(50jir ilaa 59jir = 2 qof)
(60jir ilaa 69jir = 2 qof)
(70jir ilaa 79jir = 2 qof)
(80jir ilaa 89jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 19 qof, Borama 5 qof, Berbera 5 qof iyo Burco oo ah 3 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 5 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Sideed iyo Labaatan (28)

Waxaa geeriyooday hal qof oo rag ah oo deganaa Hargeysa, da’diisuna ahayd 84 jir, taasi oo ka dhigaysa tirada dadka xanuunkan u dhimatay sideed iyo toban (18).

Xogtan wasaaradda Caafimaadka ayaa shaacisay.
https://www.somalilandcovid19.com