warbixintii ugu danbeysay covid19 Itoobiya

0
99

warbixintii ugu danbaysay xanuunka saf marka ah ee COVID19 Ethiopia

141 Qof ayaa laga helay xanuunka covid19 waxaan ay kasoo baxeen tijaabo caafimaad oo la sameeyey dad gaadhay 4,675 tijaabooyinka shaybaarka 24hrs saac ee lasoo dhaafey, taas oo tirada guud ka dhigtay 5, 175.

Sedex qof ayaa sidoo kale dhintey, oo wadarta guud ee COVID19 taaso ka dhigeysa geerida ka dhigeysa 81 laba ka mid ah waa 52 iyo 72 sano jir ragna 1 waa 62 sano jir. Saddexdaasba waxay ka yimaadeen Addis Abeba.

warbixintii ugu danbaysay dadkii ka bogsadey xanuunka maanta oo gaadhaya 58 bukaan ayaa soo kabsaday 24hrs saac ee lasoo dhaafey, taasoo tirada guud ee soo kabashada noqotay 1,544.

Tirada bukaanka ku jira xaalad aad u xun ayaa iyaguna hoos uga dhacay 30, oo ka yaraaday 38 shalay ay ahayd.

141 ka mid ah ee tijaabiyay cudurka 24-kii saac ee la soo dhaafay, 139 ayaa Itoobiyaan ah 2-na waa muwaadin shisheeye. 113 waxaa laga aqoonsaday #AddisAbeba; 15 ka #Oromia; 6 ka #Harari; 3 ka #Gambella; iyo 2 ka socda #deegaanka Somali ; halka 1 ka hartayna uu ka socdo #DireDawa maamulka magaalada.