Warbixintii ugu danbeysay covid19 somaliland

0
31

Warbixintii ugu danbeysay xanuunka saf marka ah ee covid9 somaliland warbixintii ugu danbeysay maanta

Salasa. 23.06.2020 Warbixinta malinlaha ah

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 130

Todaba iyo Toban qof (17) ayaa laga helay xanuunka, 11 qof waa somalilanders iyo 6 qof oo ajaanib ah. Bukaanadan 12 qof waa rag, 5 qofna waa dumar.
Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 5 qof)
(30jir ilaa 39jir = 5 qof)
(40jir ilaa 49jir = 4 qof)
(50jir ilaa 59jir = 1 qof)
(80jir ilaa 89jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeisa 11 qof iyo Berbera oo ah 6 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 1 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo Sideed iyo Afartan (148).

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here