wasaraada caafimaadka somaliland ayaa shaaciysey tirada dadka laga helay xanuunka sida uu shaaciyey agaasimaha wasaarada caafimaadka somaliland warbixintu
Maanta 12 May COVID-19 Somaliland.
Shanta qof ee laga helay xanuunka dhamaantood waa Somalilanders . Dhamaantood waa rag..
Da’da Bukaanadan cusub waxy ay u dhaxaysaa 33jir ilaa 76jir.
Dhamaan bukaanadan waxa ay joogaan Hargeisa, gobolka Maroodi Jeex.
Waxaa ka bogsaday xanuunka 1 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee ka bogsatay 6 qof.
Mana jirto dhimasho maanta .
