Warbixintii ugu danbeysay COVID19 Itoobiya

0
72

warbixintii ugu danbeysay xanuunka saf marka ah ee COVID19 dalka itoobiya

131 qof oo dheeraad ah ayaa laga helay hal maalin tijaabo caafimaad oo la sameeyey 24kii saac ee la soo dhaafey in la baadhey in ka badan 3,238 tijaabooyinka

Tani waxay ka dhigeysaa tirada guud ee itoobiya inta xanuunka qabta ay gaadhey 4, 663

waxaa kasoo bogsaey 84 bukaan kuwaso ka dhigeysa soo kabsaday / 24hrs saac guud 1,297

Hal bukaan oo dheeraad ah ayaa u dhintey xanuunka, waayeel 80 jir ah oo ka yimid AddisAbeba, ayaa dhintey / 24hrs

Wadarta guud ee dhimashada itboobiya oo dhan waa 75