warbixintii ugu danbeysay COVID19 Itoobiya

0
83

warbixintii ugu danbeysay maanta xanuunka saf marka ee COVID19 dalka Ethiopia kala soco warbixintii oo kooban

Toddobo (7) qof ayaa dhimatayxanuunka covid19 itoobiya, 116 qof oo dheeri ahna waxaa laga helay xanuunka covid19 24-kii saac ee la soo dhaafay. waxaana Tijaabooyinka caafiimaad lagu sameeyey oo ay ka soo baxeen dadka laga helay 4, 809 qof oo baadhitaan.

101 ka mid ah kiisaska waxay ka yimaadeen AddisAbeba dhamaan dadkan xanuunka laga haley waa Itoobiyaan.

markey maanta dhinteen 7 qof waxay taasi wadarta guud ee dhimashada ka dhigaysa 72 iyo kiiska guud ee la xaqiijiyay ee oo gaadhaya 4, 070 qof.

7qof waxaa ka mid ah 00 dhintay waa cunug 4 bilood jir ah oo ka soo jeeda # gobolka #Harari, kaso noqonay dhimashadii ugu yar ee COVID19