Warbixintii ugu danbeysay covid 19 somaliland

0
24

Warbixintii ugu danbeysay xanuunka saf marka ee covid19 ee somaliland warbixintii oo kooban halkan hoose kala soco

Axad. 05.07.2020. Warbixinta malinlaha ah.

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 61

Toban qof (10) ayaa laga helay xanuunka, 4 qof waa somalilanders iyo 6 qof oo ajaanib ah.Bukaanadan 9 qof waa rag, 1 qofna waa dumar.
Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:
(20jir ilaa 29jir = 2 qof)
(30jir ilaa 39jir = 4 qof)
(40jir ilaa 49jir = 1 qof)
(50jir ilaa 59jir = 2 qof)
(60jir ilaa 69jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Berbera 7 qof iyo Hargeisa oo ah 3 qof

Waxaa xanuunka ka bogsaday 1 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo Todaba iyo Lixdan (167)

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL