Warbixintii ugu danbeysa COVID19 ee somaliland

0
135

Agaasimaha caafimaadka Somaliland Xergeeye ayaa ka waramey xaaladii igi danbeysay ee COVID-19 shaman gobalda somaliland isagoo yidhi

“Hal qof oo Somalilandba ka bogsaday Xanuunka CoronaVirus, halka 1 qof oo kale laga helay xanuunka oo jooga hargeisa, wuu ku soo Biiray Tiradii Hore ee shanta ahayd iyadoo 1 ka qof ee ka bogsaday la sheegay inuu joogo hargaysa kana mid yahay shantii hore looga helay”