Home WARARKA MAANTA Warbixintii ugu danbaysay covid19 somaliland

Warbixintii ugu danbaysay covid19 somaliland

0
83

Warbixintii ugu danbeysay maanta xanuunka saf marka ah ee Covid19 somaliland warbixintii oo kooban.

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey Somaliland waa 83 qof.

Sagaal iyo toban qof ayaa laga helay xanuunka, 19kuba waa Somalilander. Bukaanadan 12 qof waa rag, 7 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 9 qof)
(30jir ilaa 39jir = 3 qof)
(40jir ilaa 49jir = 3 qof)
(50jir ilaa 59jir = 1 qof)
(60jir ilaa 69jir = 1 qof)
(80jir ilaa 89jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 18 qof iyo Gabiley oo ah 1 qof

Waxaa xanuunka ka bogsaday 9 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Sadex iyo Todobatan (73)

Waxaa geeriyooday hal qof oo rag ah oo deganaa Burco kuna dhintay dalka dibadiisa, da’diisuna ahayd 52 jirtaasi oo ka dhigaysa tirada dadka xanuunkan u dhimatay dalkeena Shan iyo Labatan (25)

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com