Warbixintii ugu danbeysay covid19 somaliland

0
102

Warbixintii ugu danbeysay xanuunka saf marka ah ee covid19 xogtii ugu danbeysay maanta halkan hoose ka akhriso yadoo kooban

Arbaca. 01.07.2020. Warbixinta malinlaha ah.

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 37. Lix qof (6) ayaa laga helay xanuunka, 3 qof waa somalilanders iyo 3 qof oo ajaanib ah. Bukaanadan 4 qof waa rag, 2 qofna waa dumar.

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:
(20jir ilaa 29jir = 2 qof)
(30jir ilaa 39jir = 3 qof)
(60jir ilaa 69jir = 1 qof)
Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeisa 5 qof iyo Burco oo ah 1 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 1 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo Lix iyo Lixdan (166).

F

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL