warbixintii ugu dambeeyay, itoobiya COVID19

0
81

warbixintii ugu danbeysay xanuunka saf marka ah ee covid19 itoobiya warbixintii maanta

dadka xanuunkan ka bogsadey waa Rikoor 75 bukaan ah ayaa soo kabsaday / 24 saac ah, taasoo wadarta guud ee bukaannada la soo kabsaday noqdeen 620

Laakiin 3 bukaan oo dheeraad ah ayaa dhintey / 24 saac, taasoo wadarta guud ee dhimashada u dhigaysa 60. Laba ayaa ka soo jeeda gobolka Amxaarada (1 ka mid ayaa muunad laga qaaday markii uu dhintay) 1na waa magaalada Addis Abeba. Dhammaan saddexda waa rag, 2 ka mid ah waxay ka socdaan xarumaha daaweynta.

176 qof ayaa oo kale ayaa laga helay xanuunka 24 saac, taasoo tirada guud ka dhigeysa 3,521. Natiijada maanta waxay kasoo baxday 5, 636 tijaabooyinka shaybaarka oo la sameeyey 24 saac ee ugu danbeyay.

116 ka mid ahi waa rag halka 60 ay yihiin haween da’doodu u dhaxayso 5 iyo 90 sano jir.

Midkood mooyee waa wadaniyiin Itoobiyaan ah.

Taariikha bukaanada

98 waxay ka yimaadeen #AddisAbeba magaalada; 33 ka #Amhara; 31 ka #Tigray; 7 ka #Somali; 3 ka #Oromia; 2 waxay kasoo jeedaan gobolka #Afar, halka 2da soo hartayna ay ka socdaan maamulka #DireDawa Magaalada.

Itoobiya ilaa iyo hadda waxay wadday tiro dhan 186, 985 tijaabooyin shaybaadh waxayna leedahay 2, 839 bukaan oo ku kala sugan xarumaha kala duwan ee daaweynta.