Warbixinta ugu danbeysay COVID-19 Soomaaliya.

0
85

warbixintii ugu danbeysay soomaaliya ee xanuunka saf marka ah covid19 ee maanta halkan hoose kaga bogo yadoo koobaan

08 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 34
> Somaliland: 19
> Galmudug: 15

> Lab: 24
> Dhedig: 10
> Bogsasho: 29
> Dhimasho: 1
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,368
> Bogsashada Guud: 470
> Dhimashada Guud: 84