warbixintii ugu danbeysay xaalada xanuunka saf marka ah ee covid19 somaaliya warbixintii ugu danbeysay maanta
14 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.
> Laga Helay: 24
> Puntland: 14
> Somaliland: 7
> Benadir: 1
> Galmudug: 1
> Jubbaland: 1
> Lab: 15
> Dhedig: 9
> Bogsasho: 18
> Dhimasho: 1
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,603
> Bogsashada Guud: 577
