wararkii ugu Danbeeyey Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada MUQDISHO

0
283

Qaraxa xoogan ayaa ka dhacey magaalada muqdisho isgoyska Soobe waxaan qaraxey lala eegtay gaadhi aan xabadu karin oo meesha yaalan, yadoo loo maleynaya inuu ahaa qarax wax lagu dhajiyey gaadhiga Qaraxu qabsaday oo burbur xoogan soo gaadhey.

ilaa iyo hada lama garanaayo gaadhiga cida la hayd iyo khasaaraha nafeed ee uu gaystey marka laga imaado gaadhiga oo xoog u burburey

waxaan dhawr daqiiqo hakad galiyey qaraxaas isku socodka dadka iyo baabuurta madaama wadada aad loo isticmaalo dad iyo gaadhiba

isgoyska ayaa waa soo gaadhey ciidamada dowlada oo baadhitaanka ka bilaabey meesha qaraxu ka dhacey, ilaa iyo hada ma jirta cid ka hadashey qaraxa