Wararkii ugu dambeeyay Dagaal xalay ka dhacay Degmada Balcad (Aqriso

0
138

Dagala xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka DFS iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay waxa uu ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe.

Al-shabaab ayaa la sheegay in Saddex jiho ay kasoo weerareen degmadaasi oo ay ugu dambeyn la wareegeen qeyb ka mid ah degmadaasi.

Dagaalkan ayaa la sheegay in uu socday saacado badan, iyadoo aan lasoo sheegin khasaaraha rasmiga ah ee halkaasi ka dhashay.

Dhanka kale, ciidamada AMISOM oo fariisin ku leh warashaddii dharka ee degmada Balcad ayaa hoobiyeyaal kusoo garaacay meelaha ay Al-shabaab kaga sugnaayeen degmadaasi.