WAR GOORMAA SIDAA LOO JABEY”? Cabdiraxmaan cabdi shakuur imaanshiyaha farmaajo

0
135

Waa qoraal uu bariisa facebook soo dhigey oo kagag hadley gudoomiyaha wadjir cabdiraxmaan cabdishakuur ee imaan shiyaha farmaajo ee hargeisa isagoo is wey diiyey suashaa

“WAR GOORMAA SIDAA LOO JABEY”?
Saleebaan Gaal oo ka hadlaya safarka la sheegayo in Madaxweyne Farmaajo ku tegi doono Somaliland: “annagu waxa aannu leenahay hanoo keenin laakiin haddii uu la yimaado koley dilimayno laakiin nin Soomaaliyeed oo Abiye Ahmed, la socda ha,iska ahaado”

Qoomkii is nacay ee ay Ethiopia heshiisiisey miyaad rabtaan inay taariikhdiinnu noqoto? Alla aragtideennu gaabanaa oo hankeennu yaraa soomaaliyeey? Runtii Micnaheygu ma,ahan in aan raali ka ahayn heshiiska somaliland iyo soomaaliya, balse habka loo maraayo ayaan diidanahay. Abiy ahmed wafdi uu hogaaminayo in madaxweynaha soomaaliya uu qeyb ka noqdo miyaan raali ka,ahaan karaa?.